RW Rooble oo ka hadlay Madaxweyaha cusub ee loo doortay Somalia

Raisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee loo doortay Somalia Xassan Shiikh Max’uud Qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook ayaa ku bilowday sidatan hoose. ——————————————————– Waxaan u hambalyeynayaa Madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo uu maanta doortay BFS labadiisa aqal. Madaxweyne Xasan waxaan Eebbe uga … Continue reading RW Rooble oo ka hadlay Madaxweyaha cusub ee loo doortay Somalia